Maamulka Gobolka mudug oo ka digay in la iibsado hantida ma guurtada ah ee la siiyay barakacayaasha.

0
57

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Dowalad Gobaleedka Galmudug Cabdiqaadir Cabdulle oo shir jaraaiid ku qabtay magaalada Gaalkacyo ayaa ka digay iibshada deeqaha gargaarka iyo hantida ma guurtada ah ee la siiyay qoysaska barakacayaasha ee ka faaiideystay Barnaamijka xalalka waare ee ku nool Gobolkaas.

Barkacyaasha ayaa waxaa la siiyay dhul iyo guryo ay dagaan iygoo bilaabay ina iibiyaan si ay noloshooda uga maareeyaan.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya MaxamedMaxamuud.