Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Boorama ayaa lagu qabtay kulankaan oo lagu magacaabayay gudi ka shaqeeya wax ka qabashada abaaraha ka jira Gobolka Awdal kuwaasi oo saameeyay dadka iyo duunyada.
Kulanka waxaa ka qeybgalay maamulka gobolka,odayaal,gudiga la magacaabay iyo masuuliyiin kale
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim


