Maamulka gobolka Saraar oo lagu wareejiyay Mishiino loogu talogalay inay macaaneeyaan Biyaha.

0
173

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Isuduwaha Wasaaradda Biyaha iyo Kheyraadka dabiiciga Gobalka Saraar oo ay wahlinayeen Gudoomiyaasha Degmooyiinka Wadaamagoo iyo Caynaba ayaa si wadajir ah Ha’yadda OXFAM kala wareegay qalab iyo mashiino cusub oo lagu balaadhinayo Mashruuca Biyo macaanaynta Degmooyinka Caynaba iyo Wadaamagoo.

Munaasabada qalabkaan lagu wareejinayey ayaa waxaa goob jooh ahaa Gudoomiyaha Gobalka Saraar, Maayarka Degamada Wadaamagoo , Xubno ka socday Wasaaradda Biyaha Soomaliland iyo madaxda Hey’adda OXFAM.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here