Maamulka Gobolka Togdheer oo bulshada uga digay halista burcadda sida online ah u dhaca dadka danyarta.

0
157

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Gudoomiyaha gobolka Togdheer Maxamuud Saleebaan ayaa bulshada gobolkaasi ugu baaqay ineey ka digtonadaan ablikeeshano lagu dhacay lacago kuwaasi oo ay saameyn kala kulmeen dad badan oo ku nool Somaliland .

Aplicationadan ayaa qofka marka uu dhikto lacag waxaa uu ka helayay faa-ido joogto ah iyadoo marka dad badan aay kusoo biireen la qaatay dhamaan lacagihii la dhiktay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here