Maamulka Hirshabeelle oo dib u habeyn ku sameynaya garsoorka gobolka Hiiraan.

0
335
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka Garsoorka iyo Cadaaladda Hirshabeelle Cabdulqaadir Cismaan Cabdisalan oo  u waramay Radio Beerlula ayaa sheegay in dib u habeyn ay ku sameynayaan garsoorka gobolka Hiiraan islamarkana loo baahan yahay garsoorayaal iyo kaaliyaal aqoon durugsan u leh sharciga.

Cabdiqaadir Cismaan  ayaa sheegay inay ku rajo weyn yihiin in fulan  xukunnada ay ridan maxkamaddaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here