Maamulka Hirshabeelle oo Jowhar ka daah furay bixinta leesinka iyo taargada gaadiidka.

0
176

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaradda Gaadiidka iyo duulista hawada maamulka Hirshabelle ayaa Magalada Jowhar ka bilowday Taarga-bixinta Gaadiidka iyo Leesin qaadashada .

Munaasabadda lagu bixinayey taargada kawaarida ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Gaadiidka maamulka Hirshabelle iyo Masuuliyiin ka tirsan labada gole ee maamulka Hirshabelle.

Warbixintaan  waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.