Maamulka Hirshabeelle oo ku baaqay joojinta colaad ka jirta xadka Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe.

0
47

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiye ku-Xigeenka labaad ee Barlamaanka Hirshabeelle siraaji Shiikh isaaq oo aay wehliyaan Wasiiradda wasaaraddahaArimaha guddaha iyo dib u heshiisiinta maamulka Hirshabeelle oo shir jiraa’iid ku qabtay magaalada Jowhar ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walalaha ee ku dalagamay xadka gobalada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Dagaalka u dhexeeya labadan beelood ee walalaha ah islamarkana diritu ku dhaxmartay xadka gobalada Hiiraan iyo Shabeellaha dhaxe ayaa waxaa ka dhashay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhawaac.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here