Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan ayaa ka bilaabay Garoonka Diyaaradaha ee degmadaasi olole lagu dayactirayo laguna shamiiteynayo dhulkiisa.
Dayactirkan ayaa ah mid muhiim u ah howlaha duulimaadyada, gaar ahaan isku socodka dadweynaha, ganacsiga iyo adeegyada degdegga ah ee caafimaadka.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.


