Maamulka Isbitaalka guud ee gobolka Hiiraan oo bulshada ugu baaqay inay ka digtoonadan khatarta COVID-19

0
239

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dr Suleemaan Cabdi Cali agaasimaha Isbitaalka Guud ee gobolka Hiiraan oo uwaramay Radio Beerlula ayaa sheegay in cudurka karoona si xowli ah uga jiro magaalada Baladweyne iyo deegnada hoosyimada isla markaana ay jiraan kiisas dhimasho iyo kuwo la ildaran cudurka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here