Maamulka isbitaalka Xamar oo daahfuray adeeg lacag la’aan ah oo la xiriira hooyada iyo dhalaanka.

0
179

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabadan oo lagu daahfurayay qeeybta hooyada iyo dhalaanka isbitaalka Xamar ayaa waxaa loogu adeegi doonaa hooyada iyo ubadkeeda.

Xarunatan ayaa waxaa hirgilinteeda waxaa iska kaashaday maamulka isbitaalka isbitaalka Xamar iyo hay,ada Kheeyraad oo kashaqeysha arimaha caafimaadka.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan