Maamulka Iskuulka Maxamed Cali ee Baladweyne oo codsaday in loo iibiyo agabka waxbarashada.

0
57

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka iskuulka agoonta iyo danyarta ee Maxamed Cali oo ku yaalo Xaafada Howl-wadaag ee Magaalada Baladwayne xarunta Gobalka Hiiraan ayaa Bahda Waxbarashada iyo dadka Soomaaliyeed ka codsaday in loo iibiyo agabka Waxabarashada sida Kuraasta iyo Miisaska.

Iskuulka Maxamed Cali ayaa wax ka barto arday isugu jirto Agoon, Rajo, iyo danyarta iyaga oo ka barta qaybaha kala duwan ee waxbarashada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.