Maamulka iyo bulshada deegaanka Jiicaanyo ee degmada Baran oo codsaday in loo dhiso goobo waxbarasho.

0
87

Baladweyne (Radio Beerlula)-Bulshada kunool Deegaanka Jiicaanyo oo katirsan demada Baran ayaa wasaradda Waxbarashada Puntland ka codsaday in Deegaanka Laga Dhiso Goobo waxbarasho

Iskuulka kuyaalo Deegaanka Jiicaanyo ayaa waxa uu ka goobanyahay labo fasal oo wax lagu baro 1-aad ilaa 6-aad mana kufilna Ardayda waxkabarta waxaana ka jira deegaanka baahi dhanka waxbarashada

Warbixintanw waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi