Maamulka jaamacadda Baladweyne oo sheegay in ku dhawaad 100 ardey ay siinayaan deeq waxbarasho sannadkan

0
323
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maamulaha jaamacadda Baladweyne Maxamed Muuse Balcad ayaa radio Beerlula u sheegay in sannadkan jaamacadda ay ugu talo galay in deeq waxbarasho ay siiso ku dhawaad 100 ardey oo danyar ah islamarkana qaarkood la diwaan geliyay.

Maxamed Muuse Balcad ayaa sheegay in marka laga soo tago ardeyda deeqda waxbarasho ka heshay jaamacadda  sidoo kale aysan sharuud ku xireyn ardeyda danyarta islamarkana ay soo dhaweynayaan.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here