Maamulka jubalanad oo dib u dajin u sameynaya dad danyar ah oo ku nool deegaanka Lugloow

0
153

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee wasaarada howlaha guud iyo guriyeeynta jubalanad Maxamed Mursal Xersi ayaa kormeeray deegaanka lugloow ee duleedka magalada kismaayo halkaasi oo uu ka socdo mashruuca xalka waara ee dib u dajin loogu sameynayo dadka danyarta ah iyo dadka kasoo laabanaya dalalka darsika ah kuwaaso oo qaxooti mudo ku ahaa.

Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed