Maamulka Jubbaland iyo dowladaha tageera Soomaaliya oo ka wada hadlay sidii loo caawin lahaa barakacayasha.

0
157

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kulankan oo ka dhacay garoonka diyaaradaha kismaayo islamarkana dhaxeeyay wasiirada qorsheynta, iyo tamarta jubaland iyo masuuliyiin ka socday dalalka caalamka ee taageera Soomaaliya.

kulankan ayaa looga hadlayay xal u helida barakacayaasha jubaland iyo sidii ay doorkooda wax qabad u siin lahaayeen wasaaradaha jubaland barakacayaasha ku dhaqan deegaanada jubaland iyo sara u qaadida isla xisaabtanka ku saabsan sidii wax loogu qaban lahaa dadka barakacayaasha ah.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Aadam Cabdi Axmed.