Baladweyne (Radio Beerlula)-Shir jaraa,id uu xafiiskiisa Kuqabtay Wasiirka wasaarada Gaadiidka Badda Jubbaland Suleeymaan Maxamed Maxmuud ayaa kaga hadlay balaarinta dekada Kismaayo.
Waxa uu sheegay in dhawaan laguda gali doono Dhismaha iyo balaarinta Dekeda ugu weyn Jubbaland ee Kismaayo.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan