Maamulka Jubbaland oo codsaday in laga qeyb qaato dhismaha wadada isku xirta Kismaayo iyo Afmadow .

0
204

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga ah ee Jubbaland Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed oo kormeeray dhismaha wadada isku xirta magaalooyinka Kismaayo iyo Afmadow ayaa ugu baaqay Hay’adaha Caalamka , Dowladda Soomaliya iyo bulshada Soomaliyeed inay ka qeyb qaatan dhismaha wadadan.

Wadadan oo dhararkeeda uu dhan yahay 120 KM ayaa dhawaan lagu wadaa qeybo ka mid ah in la saaro laamin taasoo fududeyn doonta isku socodka gaadiidka iyo dadka ee labada degmo.

Wabixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed