Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka xalka waara oo ah barnaamij loogu talagalay in dib u dajin loogu sameeyo dadka soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah xeryaha kaakuma iyo dhadhaab ee dalka keynya islamarkaana doonaya in ay dalkooda dib ugu soo laabtaan iyo dadka barakacayaasha ah ee ay saameysay abaaraha ka jira dalka ee ku jira xeryaha barakacayaasha magaalada kismaayo ee jubaland ayaa maraya heer gabagabo ah.
Warbixintan waxaa inoo haya Aadan cabdi Axmed