Maamulka Jubbaland oo wada qorshe lagu horumarinay wax soo saarka beeraha.

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda beeraha maamulka Juballand ayaa beeraleeyda maamulkaasi u diyaarisay abuur loogu tala galay ineey ku hormariyaan wax soo saarka beerahooda maadama deegaano katirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland uu ka curtay Roobka gu’ga.

Abuurkan ayeey wasaaradda ka heshay meelo kala duwan waxaana lagu caawin doona beera leeyda si loogu dhiira geliyo in wax soo saarka beeeraha kordhiyaan.

Warbixintan waxa soojeedineeysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.