Maamulka koofurgalbeed oo ku baaqay in lajoojiyo colaadda degmada Diinsoor

0
123

Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasiirka Amniga Gudaha maamulka Koonfur Galbeed Hassan Abduqaadir Mohamed ayaa ugu Baaqay Beelaha Walaalaha ah ee ku Dagaalamaya Degmada Diinsoor inay si Shuruud la aan ah ay ujoojiyaan Xabada.

Waxaa uu sheegay in maamulka koofurgalbeed in uu wax kasto ku bixin doono sidii loojoojinlahaa colaada degmada diinsoor.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.