Wararka Maamulka koonfur galbeed oo agab xafiiseed kala wareegey hay’adda ILO. By Radio Beerlula - January 27, 2025 0 146 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Shaqada iyo Arimaha bulshada KGS Axmed Xasan Fiqi ayaa agab xafiiseed Kala wareegey Hay’adda ILO. Agabkan ayaa ka kooban Kombiyootarro iyo agab kale. Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan https://radiobeerlula.so/wp-content/uploads/2025/01/Warka-agab-xafiiseed-By-Americo.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X