Maamulka madarasada Nuurul Huudaa ee Kismaayo oo codsaday in dhul loo iibiyo.

0
62

Baladwayne (Radio Beerlula )-Maamulka iyo ardeyda Madarasada Nuurul Hudaa ee magaalada Kismaayo ayaa Bulshada soomaaliyeed ka codsaday in loo iibiyo dhul Cusub , Maadamaa xarunta ay ku jireen ay ahayd mid ku meel gaar ah waqtiigaana lagu wargeliyay in ay ka guuraan ama ay iibsadaan.

Madarasada Nuurul Hudaa oo ku taalo Xaafada Calanleey ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa wax lagu baraa caruurta soomaaliyeed sida Qur,aanka Kariimka iyo kutaabada Diiniga ah.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi