Baladweyne(Radio Beerlula)-Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose waxaa ku soo badanayay Sanadihii danbe Madaarista ubadka lagu baro Qur’aanka Kariimka ah iyo xifdintiisa
Madarasada Xamza waxaa ay kamid ah tahay Madaarista ku yaala Degmada Dhoobley taasi oo carruurta lagu baro Qur’aanka kariimka ah ayaa waxaa ka jiro baahiyo ay ka mid yahiin agab waxbarsho laa.an.
Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.