Maamulka madraso ku taalla Kismaayo oo codsaday in loo iibiyo dhul.

0
191

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Madarasada Al-Bushra ee magaalada Kismaayo ayaa codsaday in laga caawiyo dhismaha dugsi dhagax ah iyo sidii ay u heli lahaayeen dhul maadama booska ay hadda ardayda qur,aanka ku baraan uu yahay mid loo siiyay si ku meel gaar ah.

Dugsigaan ayaa hadda ka sameysan jiingado iyadoo uu cariiri ku yahay ardayda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here