Maamulka magaalada Dhuusamareeb oo Xariga ka jaray goob loo asteeyay in Qashinka lagu gubo.

0
141

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka magaalada Dhuusamareeb ee casimada galmudug ayaa markii ugu horeysay furay goob gaar ah oo loo asteeyay in lagu shubo qashinka laga soo qaado gudaha magaalada si loo soo celiyo bilicda magaalada.

Furitaanka goobtaan ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan mamulka degmada iyo xubno ka socday Hayadda PAh oo maamulka ka caawisay dhismaha goobtan .

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud