Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Lehel-yucub ee gobolka Doollo ayaa dhagax dhigay dhismaha deeyr xarunta caafimaadka degmada.
Dhismahaan ayaa waxaa si isku tashi bulasho ah u dhisi doono maamulka Degmada iyo bulshada qeybaheeda kale duwan.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.