Maamulka Masjidka Degmada Allaybaday oo lagu wareejiyay Solarka cadceeda ku shaqeeya.

0
127

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Masjidka Mustafa ee Magaalada Allaybaday ayaa lagu wareejiyay Agabka Solar cadceeda ku shaqeeya kaasi oo loogu talagalay in lagu Iftiimiyo Masjidkaan islamarkaana ay ku deeqeen Dhallinyaro iyo Qurbo joog kasoo jeeda deegaanka.

Qalabkaan Solarka ayaa waxaa baahi badan u qabay Masjidka kaasi oo markii hore aan lahayn leer ama adeega iftiinka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here