Maamulka Puntland oo ka shiray sidii canshuurta ku waajibta goobaha waxbarashada looga qaadi lahaa.

0
494

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Garoowe ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayo dardar galinta canshuuraha ku waajibtay goobaha waxbarshada, waxana kulankan ka qeyb galay xubno ka socda waxbarshada iyo maaliyda  ee Puntland.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here