Maamulka Somaliland oo mashaariic Horumarineed ka hirgeliyay dekedda Berbera.

0
83

Baladwayne ( Radio Beerlula )–Mashaariicdaan ayaa iskugu jiro kuwo loogu talagalay qeeybaha ladagaalanka dabka qeeybaha keeydka haamaha shidaalka iyo dhsimayaal kale.
Mashaariicadan ayaa waxaa iska kaashanayo shirkada Tarakabuura oo laga leeyahay dalka dibadiisa iyo maamulka Soomaliland.

Maareeyaha haamaha keeydka shidaalka Sooamliland Axmed Ibraahin Cabdi auaa kawamaya ahmiyada mashaariicdaan ay uleeyihiin dekada Berbara.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan