Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka iyo shacabka xaafada Kulmis ee magaalada Jowhar ayaa wadooyinka xaafada kasameeyay olole nadaafadeed.
Intii uu socday ololahan ayaa qasshin badan looga saaray xaafada kulmis ee Magaalada Jowhar.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.


