Maamulka xarunta lagu xanaaneeyo dadka dhimirka la ee Dr Xabeeb ee Muqdisho oo lagu wareejiyay deeq Rashiin ah

0
178

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Maareenta Musiibooyinka Qaranka ayaa 260 kaartoon oo deeq raashiin ah isla markaana katimid doowlada imaaraadka carabta gaarsiisay xarunta lagu xanaaneeyo dadka dhimirka la ee Dr Xabeeb oo ku taalla magaalada Muqdisho.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.