Maandooriye ay qabteen Booliska oo lagu soo bandhigay Muqdisho

0
80

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ciidmada Booliska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ee casimada dalka kusoo bandhigay maandooriyaal lagu soo qabtay howl gal aay ciidamada sameeyen.

Maandooriyahaan oo ka kooban Khamri,xashiish iyo kaniiniyaal ayaa lagu qabtay guri ku yaalo degmada Cabdicasiis ee Gobalka Banaadir.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

Audio Player

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here