Maandooriye lagu gubay duleedka Gaalkacyo.

0
92

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ciidanka Booliiska gobolka Mudug ee Puntland ayaa duleedka magaalada Gaalkacyo ku gubay maandooriyaal Khamriga.

Maandooriyaha oo ku jiray dhalooyin gaarayay 487 ayeey ciidamadu qabteen gaarigii lagu waday iyadoo lagu daba jiro dadkii ka ganacsanayay.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.