Maandooriye lagu gubay magaalada Gaalkacyo.

0
87

Baladweyne (Radio Beerlula)-Taliska qaybta booliska Degamada Galkacyo ayaa gubay waxyaabaha Maankadooriya sida qamriga iyo Xashiish ka.

Waxa goob joog ahaa madasha lagu gubayey qamriga iyo Xashiishka Taliyaha qaybta Gobalka Mudug iyo saraakiisha degmada Galkacyo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.