Maandooriye lagu soo qabtay howlgal oo lagu gubay magaalada dhuusamareeb.

0
265

Baladweyne(Radio Beerlula)-Ciidamada booliska magalaada dhuusamareeb ayaa gacanta ku dhigay maandooriyaha khamiriga kadib howlgalo ay ka sameeyeen xaafaddaha magaalada.

Laamaha ammaanka ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay saddex nin oo gacanta ku hayay khamirigan iyadoo maandooriyahan lagu gubay goob fagaaraha oo ku taalla magaalada dhuusamareeb.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here