Macalimiin dhalinyaro ah oo fursado shaqo ka helay iskuulka Eagle ee Baladweyne.

0
132

Baladweyne (Radio Beerlula)-In kabadan 20 dhallinyaro ah oo kamid ah dhallinyarada waxbaraty ayaa fursado shaqo oo Macalinnimo ka helay iskuulka Eagle oo labo xarun ku leh xaafadaha Kooshin ee magaalada Baladweyne.

Maamule ku xigeenka iskuulka Eagle Cabdisamad Faarax Cisman ayaa Radio Beerlula uga waramay maadooyinka ay dhigaan macalimiinta fursadaha shaqo u abuureen isagoo shegay in ay qadan doonan macalimiin kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen