Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabad ay ku qalin jabinyeen in ka badan 178 Macalimiinta oo dhameysay Kulliyada Waxbarashada Macalimiinta ee qabri dahar ayaa lagu qabtay magalaada qabri dahar ee maamulka dowalad deegaanka Itoobiya.
Waxana ka qeybgalay munaasabada maamulka Machadka, Waalidiin, Macallimiin,Ardayda qalinjabineyso iyo martisharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


