Macalimiin fursado shaqo ka helay iskuulka Universal ee Baladweyne

0
299

Baladweyne (Radio Beerlula)-In kabadan 16 macalin ayaa fursado shaqo macalinimo ka helay iskuulka hoose dhexe iyo sare ee unversal ee magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxa inoo  haya Sacdiya Maxamed maxamuud.