Macalimiin tababar loogu Soo xiray Baladweyne

0
101

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Jaamacadda Central ee Magaalada Baladweyne ayaa soo xiray Tababar ku saabsan Maamulka Dugsiyada Waxtarka leh, kaas oo ay ka faa’iideysteen in ka badan 250 Macallimiin iyo Maamulayaal.

Munaasabadda lagu soo xirayay tababarkan ayaa waxaa ka qeybgalay Mas’uuliyiinta Jaamacadda, oo ay ka mid ahaayeen Dr. Shaafici Cabdicasiis iyo Professor Abdirusakh Hanshi, kuwaas oo ka mid ahaa macallimiintii tababarka bixiyay, iyo sidoo kale Maamulayaal iyo Macallimiin.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here