Baladweyne ( Radio Beerlula)-Xuseen Xasan oo kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada Baladweyne isla markaana horay u ahaa macalin dugsi iyo ganacsade iibiya Qudaarta ayaa magaalada ka hergeliyay goob lagu iibiyo malaayga si uu u helo dhaqaale noloshiisa uu ka maareeyo isaga oo fursad u arkay kheyraadka ku jira wabiga shabelle .
Goobtan uu ku iibiyo malaayga ayaa waxaa sidoo kale fursad shaqo ka helay dhallinyaro markoodii hore shaqa la-aan ahaa .
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin


