Macallimiin fursado shaqo ka helay Dugsiga Hoose Dhexe Sare ee Cumar bin Al khadhaab

0
105

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Cumar bin Al-khadhaab ee magaalada Baladweyne ayaa shaqo abuur u sameeyay dhallinyaro soo bartay xirfadda macallinimada, kuwaas oo loo qaatay qaybaha kala duwan ee waxbarashada.

 

Macallimiinta cusub ayaa ka shaqeyn doona qeybaha dugsiga dhexe iyo sare, iyagoo dhigi doona maadooyinka kala duwan ee ardayda lagu baro.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here