Machad lagu baran doono isbedelka cimilada oo laga daah furay magaalada Muqdisho.

0
112

Baladwayne (Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka ayaa lagu qabtay munaasbaddaan oo lagu daah furaayay machad loogu tala galay in lagu barto, Isbeddelka Cimilada iyo Deegaanka ee ICE.

Munaasbadda lagu daah furaayay machadka ayaa waxaa ka qayb galay masuliyiin katirsan Dowalada Soomaaliya maamulka Jaamacadda Simad Aqoonyahano Cilmi baaryaal iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.