Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay Munaasabadaan oo lagu furaayay Machad Haweenka oo kaliya si bilaash ah loogu bari doono qur’aanka kariimka iyo Culuumta diiniga ah kaasi oo laga hirgaliyay Xaafada Suuqa Xoolaha ee gobolka Banaadir.
Munaasabadda waxaa ka qeybgalay maamulka Macadka,waalidiin,bahda waxbarashada iyo marti sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.