Machadka Hiigsi oo Baladweyne ku qabtay madal looga hadlayay ka hortaga khataraha dabka.

0
138

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay madal looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa khataraha dabka islamarkana gaadiidka dab damiska loogu heli lahaa magaalada.

Madashadan ayaa waxaa ka qeyb galay aqoonyahanno, qurbo joog, bahda waxbarashadda iyo xubno ka socda bulshada rayidka.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey