Machadka Safa Academy oo tababar u soo gabagabeeyay ardayda dugsiyada sare ee magaalada Baladweyne.

0
205

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gabgabeeyay tababar ku saabsan habka imtixaanada loo diyaariyo iyo sida qofka uu waqtigiis u ilaaliyo kaasoo socday muddo Afar maalmood ah, waxana tababarkan soo qaban qaabiyay maamulka iskuulka safa Academy

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud