Machadka sare tababarada iyo horumarinta sharciga oo laga daah furay Muqdisho.

0
164

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa magaalada muqdisho ku qabtay Kulan wadatashi ah oo kusaabsan dhameystelirka iyo daahfurka machadka sare ee tababarka iyo horumarinta sharciga.

Kulankaan ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiin kala duwan oo katirsan Dowalada federaalka Soomaali xubno madalaayay Jaamacaddaha dalka iyo marti-sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here