Machadka tababarka shaqaalaha Somaliland oo bilaabay diiwaan-galinta ardayd cusub

0
55

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Machadka tababarka shaqaalaha Somaliland ayaa shaaciyay bilowga diiwaan-galinta ardayda cusub ee kasoo baxaya dugsiyada sare degmooyinka maamulkaasi.

Ardaydan ayaa la barayaa casharo kala duwan oo jaamacadeed iyadoo marka ay dhameeyaan ay fursad u helidoonaan shaqooyin tartan loo galayo kuywaasi oo ay bixinayaan maamulka Somaliland.

Warkan waxaa ino haya  Cabduqaadir Cumar Ibraahim.