Machdka Al-Jaziira ee Baladweyne oo soo kordhiyay waxbarasho bilaash ah

0
57

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Machadka barshada cilmiga Kombiyuuterka iyo Qoraalka Al-Jaziira oo ku yaalo xaafada Howl wadaag laanta Hilaac ee Magaalada Baladweyne ayaa bilaabay Waxbarasho bilaash ah taasi oo aradayda lagu bari doono cilmiga Kombiyuuterka

Waxabarashadaan bilaash ka ah ee lagu soo kordhiyay Machadka ayaa waxa ay bixi doonaan maalmaha khamiista iyo Jimcaha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.