Baledweyne ( Radio Beerlula )-Macalin Libaan Cabdirashiid oo ku nool magaalada baladweyne ahana macalin dugsi quraan ayaa walalaha muslimiinta ah ka cod saday in loo dhiso dugsiga ka bur buray kasoo ay wax ku bartaan arday badan
Dugsigaan oo ku yaalo xaafada holwadaag gaar ahaan laa.nta afaraad ayaa ka sameysan dhis iyo jiingad aan celin karin roobka
waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen


