Madal looga hadlayay wacyigilinta xanuunada ilma,aragtada ah oo lagu qabtay Burco

0
46

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa lagu qabtay madal looga hadlayay cudurada Il,ma,aragtada ah.

Waxaa madasha goobjoog ahaa madax kasocotay wasaarada caafimaadka Soomaliland maamulka gobolka Togdheer iyo kan degmada Burco.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan